Posts

Showing posts from November 26, 2020

Halima Adan

Image
Halima Adan oo ah gabar Somaaliyed oo caan ku ahayd Xaysiinta Dharka (Model) ayaa ku dhawaaqday in ay isaga fariisatay shaqadaasi, sababa la xariira diinta Islaamka. Halimo Adan ayaa sanadkii 2017-kii iyada oo 19 sano jir ah kasoo muuqatay Modelka ama xaysiinta dharka waxayna halmar caan ka noqotay dunida oo dhan. Waxay ahayd qofkii ugu horeeyay oo madaxa u xijaaban yahay oo fagaaraha Fashiyoonka kasoo muuqata. Halimo Aadan oo 23 sano jir ah ayaa sheegtay in waajibaadka diiniga ah dartiis ay uga baxday shaqada modelka oo ay ka ahayd xidig. Abdi Hamdi

Willkommen meine blog

 Ich bin Abdi Hamdi  
Welcome everyone to my Blog! I wish all the bist💐