Posts

Showing posts from January 13, 2021

Samayta xiir rada Burbura

Xanuunnada ugu daran ee uu wajaho qof wax jecel. Farriin aad tirtayoo laga jawaabin, Codkaagaa oo aan la dhagaysan iyo Naf aad sugaysa oon aan soo socon. Xasuusaha qof kaa tagay, Xiriir u jarka qofaad rabto iyo Xiisaha naf kaa fog. Damqashada boogihii hore, Baraarug la'aanta iyo bahdilka iyo Maaweelada aan macnaha lahayn. https://linktr.ee/abdihamdi Ku darso. xigasho Lamafilaan  ðŸ‘‰