Posts

Showing posts from January 5, 2021

Taxanaha Caafimaadka๐Ÿ‘

Taxanaha Caafimaadka 1. Hadii caloosha ay ku fadhiso ama dhaqaaqeedu yar yahay saxaradaaduna adag tahay 2 koob shaah sanjabiil ah oo aan wax kale lagu darin isticmaal subaxdi cuntada ka dib koob, habeenkiina koob cuntada ka dib, sanjabiilku wuxuu saxarada kasoo saaraayaa mindhicirada isagoo qofka ku qasbi doonaa in uu suuliga raadiyo 2. Hadii ilmaha aad ku aragto xasaasiyad iyo matag marka ay caanaha cabaan ka dib waxaad ka joojisaa caanaha lo'da ah ee aad siinayso waayoo caaanaha lo'da waxay ku qadayaan xasaasiyad, waxaadna ku garan kartaa ilmaha sida baqii ayay caanaha uusoo tufi dooonaan marka aad wax yar siiso ka dib 3. Hadii dadku ay kugu sheegaan da'daada da' ka wayn jooji sokorta iyo macaanka badan aad cunayso sababtoo ah qofka isticmaalka sokorta iyo macaanka waxay qofka uu ekaysinayaan mid da'diisa ka wayn, booska macaanka iyo sokortana waxaad ku badalaysaa isticmaalka qumbaha sababtoo ah qumbaha bihihisa iyo hilibkiisa qoka isticmaala wuxuu qofka ka dhigay

15 kiilo iskaga dhin 30 maali

15 ๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐ ๐š ๐๐ก๐ข๐ง 30 ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง Maxaa kaa mamnuuc ah: ✖Rootiga canjeelada iyo wax walba oo bur ka sameysan. ✖Macmacaanka iyo shukulaatooyinka. ✖Baradhada iyo baastada. ✖Galeeyda, timirta iyo mooska . ✖Sokornta. ✖Cabitaanada aashitada leh sida cocada. Maxaa laguu ogolyahay: ✔Ukunta ✔Khudaarta caleemaha ah sida ansalaatad, iyo khudaarta miraha ah sida yaanyada, barnarooniga, khajaarka, liinta, iyo tufaaxa. ✔Cabitaanka liinta, qaraha, iyo biyaha caadiga ah. ✔Bataatiga macaan. ✔Digaag, iyo malaay. ◾Jadwalka maalinlaha ah: ▪️Quraacda waxaa cabeysaa biyo badan, guriga ayaa ku sameyneysaa jimicsi, waxaana ku quraacaneysaa ukun hal xabo iyo 5 xabo yaanyo, basal, iyo kabsar waxyaabahaas isku dardarso kadibna birtaawada ku kari, iyo koob biyo liin ah. ▪️Qadada: 1. waxaa cuni kartaa saxan salad khudaar la soo jarjaray ah(avokado, khajaar, barbarooni, yaanyo, ansalaato, karooto oo qaaddo saliid ah lagu daray). 2. ama waxaa cuni kartaa hal xabo oo bataati ah oo biyo kusoo karisa