Samayta xiir rada Burbura

Xanuunnada ugu daran ee uu wajaho qof wax jecel.

Farriin aad tirtayoo laga jawaabin,
Codkaagaa oo aan la dhagaysan iyo
Naf aad sugaysa oon aan soo socon.

Xasuusaha qof kaa tagay,
Xiriir u jarka qofaad rabto iyo
Xiisaha naf kaa fog.

Damqashada boogihii hore,
Baraarug la'aanta iyo bahdilka iyo
Maaweelada aan macnaha lahayn.

https://linktr.ee/abdihamdi

Ku darso. xigasho Lamafilaan  👉

Comments

Popular posts from this blog

Biyo baxa deg dega ah

Shan waxyaabood oo -aas-aas u ah Xiriirka Jaceylka❤️🤳😹

Noloshaada sii Wado dhacdo Xanuun badan