Biyo baxa deg dega ah

Biya baxa dag daga ah ee raga???
         (Premature ejaculation )

biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.

Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad  iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto  waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.

2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah  qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.

Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo  ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.

Raga ayaa badaanaa  ka xishooda ama  kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.

BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC

#Primary type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii  koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.

#Secondary type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.

Xagee laga xukumaa dareenka ninka .

Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta  kala hagto  fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale  taasi oo loo yaqaan central nervous system 
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)

Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan #spinal nevers

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu  soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.

Qaabka biyuhu u baxaan ...

Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale  kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro

🩺Expulsion (Tuuromo)
Waa markii muruqa loo yaqaaan pulbo. cavernous muscles ee ku yaala salka danbe eee xubinta raga ow si awood leh u tuuro biyaha ninka  si ey u yeeshaan tiiiro ey ku dhex boodaan daloolka xubinta dumarka.

Maxaa sababa biya baxa dag daga ah

Lama yaqaan sababta saxda ah ilaa iyo hada.
Lkn xaaladaahan ayaa ka qeyb qaato. 

Niya jabka (depression )
Stress ama walaaac fara badan
Lamaano isku cusub (sida aroos cusub)
Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
Isku kalsooni la aaan xaga galmada ah
Siigeysi mudo badan soo jiray
Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
Ninka oo saaid oo cayilan PMI ka badan 40
Jileeec ama awood yari muruqa xubinta raga.
Caabuq ku dhaco xubaha taranka.

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle kucafiyey.

Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xiriir
👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

#Whatsapp  👉    wa.me/+252617626778
Ama call                 0612605692

U #sheer Garey walahada la dhibatey san xanunkan Tippen Sie hier, um mit dem Komponieren zu beginnen ...

Comments

Popular posts from this blog

Shan waxyaabood oo -aas-aas u ah Xiriirka Jaceylka❤️🤳😹

Noloshaada sii Wado dhacdo Xanuun badan