Kusoo dhawoow Profile-ka Abdi Hamdi ee madashaan ama App-kaan blogayga magacaygu waa Abdi Hamdi , Ich bin Abdi Hamdi
Ich komme aus Somalia 🇸🇴 Somalia liegt Ostern Afrika
Ich interessiere mich für Fotografen dass ist meine hoppy
Nin Guursaday walashi gabar ay dhashay
Get link
Facebook
X
Pinterest
Email
Other Apps
-
Yasiin Axmed ayaa guursaday filsan maxamed oo ay dhashay walaashii Dhacdadan amakaaga ah ayaa ka dhacday ,Bosaaso dadka magaalada ayaa aad u hadal haya arintan.
Biya baxa dag daga ah ee raga??? (Premature ejaculation ) biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah. Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah. 2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah. Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda. Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale. BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC #Primary type (nuuca koowaad) Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin. #Secondary type. (Nuuca labaad) Waa nin bilaawgiisii ko
Waxaa la soo gudboonaaday xanuun aad u daran oo sababi karay in uu naftiisa ku waayo, markii ay intaas ogaatay bey oysay, weyna awoodi waysay in ay ilmada ceshato. Qalliin dibadda ah oo loo qaadayey buu ogeysiiyey, iyadiina ma aysan sagootin, xitaa uma aysan qorin “nabadgalyo.” Sidaas ayuu ku baxay walow uu dareemayey niyadjab ku aaddan sagootin la’aanteeda. Nasiibwanaag, qalliinkii waa lagu guuleystay waxa uuna helay wadne loogu deeqay oo noloshiisa lagu badbaadiyey. Markii uu soo kabsaday buu taleefoonkiisii ku booday, waxa uuna ka baarayey farriin ama wicitaan xaggeeda ah, isaga oo aad uga walwalsanaa in uu warcelinteeda ka habsaamay, laakiinse taasi ma aysan dhicin, waayo ma aysan soo wicin dhambaalna warkiisa daa. Muddo ka dib, markii uu bogsaday buu dalkiisii hooyo ku noqday, haddana gurigii buu ka waayey oo ma aysan joogin. Isaga oo caro iyo cuqdad is celin la’ buu weydiiyey gabadha hooyadeed, halka ay lammaantiisu qabatay iyo sababta ay u soo xiriirin waysay xilligii uu geerida
Comments
Post a Comment