Maxaa loo isticmalaa biyo baxa deg degga

Maxaa loo isticmalaa biyo baxa deg degga 

Dawada dapoxetine(Priligy) waa dawo ka tirsan raxanta Selective serotonin reuptake inhibitors waxaana lagu daweyaa Biyo baxa deg degga ah (Premature ejaculation) Iyo xanuunada dhimirka 

Qabkee ayey u shaqeysaa dawadan ?

Dawada dapoxetine waxay xirtaa gudka serotonin transporter markaa waxaa kor u kaca shaqa Serotonin haddii ay serotonin kor u kacdo waxaa dib u dhac ku yimaado biyaha ninka in muddo ahna biyaha wuu isku hayn kara.

Maxay cillad leedahay Dawaddan ?

Dabcan waa in aad ogataa dawo kasta in ay leedahay cillad,cilladaahas oo kala gaddisan.

Dapoxetine waxay leedahay cilladahan soo socoda.
✓Lalabo
✓Wareer
✓Af qalal
✓Madax xanuun
✓Hurdda yadhi 

Yaan qadan kareynin dawaddan ?

Dawaddan waxaa qaadan kareynin dadka qaba beer xanuunka iyo dadka isticmaala dawooyinka kale ee lagu daweeyo walwalka iyo isku buuqa.

inta aadan isticmaalin dawaddan la tasho dhakhtar ha iska qaadan dawaddan bilaa warqad.

Su,aal ka timid maqaal uu qoray Dr salad

Dr Cadceed

Comments

Popular posts from this blog

Biyo baxa deg dega ah

Shan waxyaabood oo -aas-aas u ah Xiriirka Jaceylka❤️🤳😹

Noloshaada sii Wado dhacdo Xanuun badan