Wiil Dhalinyaro ah oo ka shaqeeya xafiiska Madaxweyne farmaajo

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ka Shaqeeya Xafiiska Madaxweyne Farmaajo Ayaa Sheekadan Dareenka leh iisoodiray

Muddo 4 Sano Waxa Aan Ka Shaqeynayaa Xafiiska Ugu Sareeya Dalka Ee Madaxweynaha Wax Yaabaha i Cajabiyey Ee Aan La Yaabanahay Waxaa Kamida Qodobada Soosocda

1/ Madaxweyne Farmaajo Shaqada Wuxuu Soo Galaa 6 Aroornimo Waxa Uuna Xafiiska Ka Baxaa 11 Habeenimo Saqdhexe

2/ Xilliga Shaqada Aan Ku Gado jirno Waxa Uu Nagu Dhiiro Galiyaa inaa Dalkeena iyo Dadkeena Si Daacada Ugu Shaqeeno

3/ Waligiis Madaxweynaha Nama Weydiin Cidaan Nahay Waxaan Kawadaa Qabiilkena, Waligay Kama Maqal Qabiil isagoo Ka Hadlaya Waana Arin iga fijiciyey

4/ Dadka Waa isugu imid Ama Madax Ahow Ama Shacab Wuxuu Kuula Dhaqmayaa Si Naxariis Leh Oo Aan Kibir Ku jirin

5/ Markasta Wuxuu Nooga Sheekeeya muhiimada Ay Leedahay Wadaniyada iyo inaan La Tartano Dalalka Caalamka Ee Horumaray

Walaalayaal intaas Iyo in Kabadan Ayaa jira Qeyb 2aad Ayaan idiinku Soo Gudbin Doonaa

#Share Garey Hadaad Jeceshahay Hogaamiye Sida Farmaajo Oo Kale Ah

Comments

Popular posts from this blog

Biyo baxa deg dega ah

Shan waxyaabood oo -aas-aas u ah Xiriirka Jaceylka❤️🤳😹

Noloshaada sii Wado dhacdo Xanuun badan