Xiriir la’aan ha noqon haba xumaadee

Xiriir la’aan ha noqon haba xumaadee!

Marka aad ciwaanka aragtid waxaa laga yaabaa inaad iswaydiisid maxaa loo la jeedaa?

waxay qormadaanu qeexaysaa, sida qofka dhallinyarada ah looga baahan yahay inuu xiriir yeesho, hadduu doono kii dhabta ahaa yuusan ahaane.

Macnuhu waxaa weeye in aanad jarin haasaawaha duruuf kastoo jirta, ama dhacdooyin ku soo maray awgood. 

Taasi waxay la micna tahay markasta oo aad xiriir leedahay waxaad ku jirtaa saaxadii/beertii lammaanayaasha.

Taasi waxay ugu dambayn ku sahlaysaa inaad lammaane xul ah, ku qalma adna aad u qalantid heshid.

Comments

Popular posts from this blog

Biyo baxa deg dega ah

Shan waxyaabood oo -aas-aas u ah Xiriirka Jaceylka❤️🤳😹

Noloshaada sii Wado dhacdo Xanuun badan