wan dhiman karaa ee dhaxal iga reeba😹🌹

..Sababa ay gabdhaha badankood ugu dhibtootaan jacaylka ayaa ah is adkayntooda hore iyo wax bixin la\"aanta dhankooda, waana ta keentay in iyada bes la maalgaliyo hadhowna laga jaro dhammaan waxyaabihii la baray.

Si siman u qaybsada xiriirinta, haddiyaha, hadallada, howsha iyo isku qiradda qiimaha aad isku lee dihiin.

Haddii kale hadhoow waxaa tiraa naagbaa iga kaxaysatay nin aad adiga dayac day oo kugu daalay.

Qish intaa ka badan buugta ka akhrista.😂

Waa dhiman karaaye dhaxal iga reebta. xigasho lamafilaan

Comments

Popular posts from this blog

Biyo baxa deg dega ah

Shan waxyaabood oo -aas-aas u ah Xiriirka Jaceylka❤️🤳😹

Noloshaada sii Wado dhacdo Xanuun badan