Faaiidooyinka laga helo biyaha la cabbo subax hore

Faiidooyinka laga helo biyaha la cabbo subaxa hore
---------------------------------------------------------------
Cabidda biyaha waqtiga hore ee subixii waxay leeyihiin faiidooyin caafimaad, dhamaan Organs-ka jirka waxey u baahanyihiin biyo si ay u qabsadaan shaqooyinkooda saxda 

●Qaar kamid ah faiidooyinka laga helo cabidda biyaha waqtiga hore ee subixii.

1. waxay nadiifinayaan Mindhiciraha (intestines), kadib jirka waxa uu awood u yeelanayaa in si fudud saxarada iskaga saaro.

2. jirka ayeey kasaarayaan sunta (Toxins).

3. markaad cabtid biyaha subaxa hore waxaad waqti hore dareemeysaa gaajo waxaadna awood u yeelanee in aad quraacatid.

4. biyaha waxey kor dhinayaan dhiiga (Blood), haddii uu dhiiga kugu yaryahay cab biyo badan subaxa hore.

5. waxey ka hortagayaan madax xanuunka (Headache)

6. Waxay fududeynayaan biyaha in jirka si fudud ku burburiyaan cuntada.

7. Waxay yareynayaan culeyska jirka (Weight loss)

8. waxay qurux iyo dhaldhalaal ka dhigayaan maqaar-ka.

9. Waxay kor dhinayaan tamarta (Energy).

10. Cabidda biyaha waxay xoojinayaan difaaca jirka (immune system), biyaha aad ayeey muhiim ugu yihiin jirka waxayna ka qeyb qaadanayaan isku dheeli tirka Fluids-ka jirkeena
Xigasho dr libaan

Comments

Popular posts from this blog

Biyo baxa deg dega ah

Shan waxyaabood oo -aas-aas u ah Xiriirka Jaceylka❤️🤳😹

Noloshaada sii Wado dhacdo Xanuun badan