Talooyinka ugu wanaagsan ee la siiyo dadka xiriirada leh

Talooyinka ugu wanaagsan ee la siiyo dadka xiriirrada leh waxaa ka mid ah: labada qof ee is jecel in ay xusuusnaadaan dhaqamada iyo dabeecadaha ay wadaagaan; iyo in ay qaddariyaan waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin. 

Dhibka ugu badan wuxuu yimaadaa marka ay labada qof isku colaadiyaan waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin. Taasina waxa ay keentaa iskudhac iyo muran joogto ah. Haddaba waa muhiim qodobka labaad ee ah in la qaddariyo kala duwanaanta. Habeen wanaagsan saaxiibbayaal. 

✔️ Instagram.com/abdihmdi
✔️ Twitter.com/abdihmdi

#ibraahinnolosha

Comments

Popular posts from this blog

Biyo baxa deg dega ah

Shan waxyaabood oo -aas-aas u ah Xiriirka Jaceylka❤️🤳😹

Noloshaada sii Wado dhacdo Xanuun badan